Side ku hormarin kartaa xirfadahaga ?wax badan ka ogow


 HADAD RABTO INAAD HORMARSISO XIRFADAHAG RAAC TILMAHA

1 waqti(time) wax walba waqtiga ka muhimsan wax badab ku taraayo nolosha gabigeeda waa waqtiga kafaa ideyso xikamada arabia wxey ledahay(الوقت كالصيف الم تقطع يقطعك) oo micnahedu yahay :waqtiga waa seyf hadadan jerin wuu ku jaraa

2 internet waa ku muhiim inaad haysato waayo adunka wuxu noqdey digital waxbadan kabaran kartaa hada gu'aan ledahay (self control)

3 jadwal (schedule) wax walba aada sameyneyso waa in ay ku degsanadan wixii 6 bil qaban rabtid waa in ay ku degsandaan wy waayo wax badan ku tartaa iyo in aadan is dhigan

4 gu'aan (with out decision you nothing) gu'aan la'aantisa wax maseymeyn kartidi naftuna waxey jeceshey oo xumaan ka celi hormarka io cabsida rabi bar oo qof hagagsan noqo 

6 hami (dream) qofba inuu ka hami weynyah ayuu kasareyaa inaad hami yelato waa wax muhim ah hada hami ledahay xidiga wax ka hiseyo haku qancin wax lagu kalatagey waa qof ba intu kaa hami weynyahay waaye 


Comments

Popular posts from this blog

Wax baro inta lagu garabtaganyahay wax bada ka ogow

Whatvis hacking?

Kafa ideyso waqtigaaga?wax badan ka ogow