Kafa ideyso waqtigaaga?wax badan ka ogow
Marka laga hadaalayo (time)waqti waa waxa uga muhiimsan nolashaada /cimrigaga ama qof walba sidu uyaqaano waa wax ugu qaalisan dunida nolashaada taas oo ah waqtiga waa cimrigaga waan inta noshahay waqti haystaa gaar ahaan inta dhalinyertahay qaabka uga faai
dey san karto waqtigag waxa kamid ah
1. Jadwal nolaleed : waa inaad lahaata jadwal kaas ku qabasaneysid waxa walba nolasha karabto (sanada bisha isbucii malint sacadi daqiqadi)waa iney ku qoranyihiin waax qaban rabto
2. Gu'aan :waxad rabto inaad noqoto iney kaa go'an yihiin nolasha inaad hormar kagarto ado iskafadhiyo macquul ma ahan riyo aad kujirta riyada ka kac iskudiyaari halgan io hiigsi
3. Joogteyn: dadka waxey ubadan yihiin (xiisole) mana fican waayo dadka nolasha hormar kagaarey jogteyn dhab aha ayey layimaaden weyn gaaren waxey rabaan marka xiisole hanoqo
4.kalsoni: waa shey aad u muhimsan waayo kalsoni la'aanted wax maku soconeyaan adiga waxa walba iska dhigi karo nolashana qof daciif aha ma aqbasho
Comments
Post a Comment