Wax baro inta lagu garabtaganyahay wax bada ka ogow
Waxbarashadu marka laga hadlaayo waa (ocean) Badda wy saa utaqaano waana wax addun iyo Aakhiro lagu hormaro( the more you learn the more You now) inta aad wax badan barato aa wax badan Ogtahay ( اذا ارت دنيا فعليك بالعلم واذا الاخر فعليك بالعلم وذا ارتهما مع فعليك بلعلم) Hadaad rabto addun iyo aakhiro cilmiga baro labaduba hadaad rabto cilmigia baro waayo wuxu ku yeelaa cizi iyo sharaf bulshada dhexdeda addun Iyo aakhiro inta yertahay ama lagu garab taganyah Ama xitaa da'a ahow wax walba waad baran karta Hadada rabto waa karaa waxa kahoreeyo waa rabaa waxa walba waad baran karta hadii waqtigaga ku manage gareysanyahay muhimada Waxey tahay (han ma u omantahe) yes wax baro Allah kacabso taqwada rabi albaaba badan ku furtaa amaradisana ilaali Waqtigan casriga wax walba khadka laga helaa Waaxan waxba ku tareynin addun iyo aakhiro Waqtiga hakulumin