Posts

Showing posts from September, 2024

Wax baro inta lagu garabtaganyahay wax bada ka ogow

Image
  Waxbarashadu marka laga hadlaayo waa (ocean) Badda wy saa utaqaano waana wax addun iyo Aakhiro lagu hormaro( the more you learn the more You now) inta aad wax badan barato aa wax badan Ogtahay ( اذا ارت دنيا فعليك بالعلم واذا الاخر  فعليك بالعلم وذا ارتهما مع فعليك بلعلم) Hadaad rabto addun iyo aakhiro cilmiga baro labaduba hadaad rabto cilmigia baro waayo wuxu ku yeelaa cizi iyo sharaf bulshada dhexdeda addun Iyo aakhiro inta yertahay ama lagu garab taganyah  Ama xitaa da'a ahow wax walba waad baran karta Hadada rabto waa karaa waxa kahoreeyo waa rabaa waxa walba waad  baran karta hadii waqtigaga ku manage gareysanyahay muhimada  Waxey tahay (han ma u omantahe) yes wax baro  Allah kacabso taqwada rabi albaaba badan ku furtaa amaradisana ilaali Waqtigan casriga wax walba khadka laga helaa Waaxan waxba ku tareynin addun iyo aakhiro Waqtiga hakulumin